Inta badan Wasiiradda xulan oo ku sugan Xafiiska Ra’isul Wasaaraha iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

Waxaa saacadaha soo socda la filayaa in Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ku dhawaaqo golihiisa cusub wasiirada oo la isku afgartay tirada ay noqonayaan iyo sidoo kale shaqsiyaadka loo magacaabayo. Sida aan wararka ku helnay xafiiska Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya waxaa xilligan ku sugan inta badan xubnaha kamid noqonaya golaha cusub ee wasiirada, … Continue reading Inta badan Wasiiradda xulan oo ku sugan Xafiiska Ra’isul Wasaaraha iyo Wararkii Ugu Dambeeyay